Iska Hor Imaad Khasaaro dhaliyay oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Waxaa goordhaw Iska hor imaad dhaliyay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay isgooska Towfiiq ee degmada Yaqshiid, Iska hor imaadkan ayaana u dhaxeeyay ciidamo katirsan dowlada. Goob joogayaal ayaa ku waramay in ciidamo kawada tirsan dowlada dagaal daqiiqado socday uu ku dhax maray Isgooska Towfiiq, walina lama oga waxa keenay in ay … Continue reading Iska Hor Imaad Khasaaro dhaliyay oo goordhaw ka dhacay Muqdisho